Waa doorashada saxda ah ee - qof kasta oo raadinaya goobta ugu habboon ee nasashada

Nagu saabsan

Halkan waxaad ka ballansan kartaa hudheel ama guri dabaq ah oo aad ku qaadato fasaxaaga, ama waxaad kiraysan kartaa guri aad degganaan karto inta aad doonto

Adeeg heer sare ah class services

Adeegyada:

    Waxaan haynaa hudheelo iyo guryo dabaq ah oo aad kiraysan karto, iyo sidoo kale guryo gaar ah oo loogu talagalay kirada muddada dheer ah. Goob kastaa waa mid gaar ah, waxaadna faahfaahinta qalabka iyo adeegyada u yaalla ka akhrisan kartaa sawirka hoostiisa.

Qol nafar ah ama Qolalka Waaweyn

Qol sariir nafar ah leh

Details

  • Adults: 1
  • View: Magaalada
  • Size: 25m²
  • Bed Type: 1 standard bed

Qolka saddexda qof

Details

Qolka weyn

Details

  • Adults: 2
  • View: Muuqalka magaalada
  • Size: 30m²
  • Bed Type: 2 quen size beds

Apartments

Details

  • Adults: 1

eat

Makhaayaddayada

Cuntooyin kala duwan baan kugu haynaa

Lagu dhiirrigeliyay jawiga deegaanka

Hoteelka waa dookha ugu fiican qofka raadinaya meel qurux iyo goob habboon oo ay wakhti fican ku qaatan.

Jawiga